DAAWO SAWIRADA:- Maxaa u qabsoomay Dowladda Soomaaliya Isbuucii la soo dhaafay?..

0

Madaxweynaha oo Shirka Maamul u sameynta Sh/Dhexe & Hiiraan furay,

Madasha Hoggaanka Qaran oo Warmurtiyeed soo saaray, Mashruuca Xasilinta Dalka oo lagu daahfuray Muqdisho,

Horjooge Al-Shabaab oo lagu dilay deegaanka Ceelgaras,

Shir Madaxeedka IGAD oo Muqdisho lagu qabtay,

Istraatejiyada Qaranka ee Ka hortaga iyo La dagaalanka Fikirka Xagjirka oo Muqdisho lagu daahfuray,

43 Saraakiil Boolis ah oo tababar loogu soo xiray dalka Uganda,

Maxaabiista Xabsiga Dhexe oo goobo waxbarasho laga hirgeliyey iyo Madaxweynaha oo Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Jabuuti.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

weekly weekly2-1 weekly3-2 weekly5-1