TOP DHAGEYSO:- 13-dhalinyaro ah oo Talaabadii ugu foosha xumeyd iyagoo sameynaya lagu qabtay Boosaaso

0

Laamaha amniga magaalada Boosaaso ayaa xabsiga dhigay in kabadan 13 qof oo dhalinyaro ah kuwaas oo ciidamadu ay sheegeen inay ka ganacsanayeen khamrida iyo sidoo kale warshad samaynasa oo ay wateen.

Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Bari C/xakiin Yuusuf Xuseen oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay inay kusoo qabteen falka dhalinayrada iyagoo doonayey inay ku dhibaateeyaan shacabka magaalada Boosaaso sida uu hadalka u dhigay taliyaha.

Taliyaha ayaa ugu baaqay waalidiinta magaalada Boosaaso ee dhalay dhalinyarada in laga doonayo inay ka warqabaan caruurtooda iyo waxay ka shaqaynayaan.

Dhankale Taliyaha ayaa baaq u diray culimada Soomaaliyeed isagoo ugu baaqay inay ka hadlaan waxyaalaha ay kamid ka tahay khamrida iyo qaraxyada oo ay ka wacyigaliyaan dhalinayrada Soomaaliyeed.

HALKAAN KA DHAGEYSO