DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Gudoomiyaha Caabudwaaq Oo Sheegay Inay Ka Dambeeyaan Weerarkii Xalay Puntland iyo Ismaamulka Somalida Itoobiya.

0

Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq Ee Maamulka Galmudug Mahad Cumar Cilmi oo Saaka la hadlay Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in Weerarka lagu laayay Nabaddoonada ay soo abaabuleen Maamulo ay daris yihiin Galmudug oo uu ku sheegay Puntland iyo Ismaamulka Somalida Itoobiya sida uu hadalka u dhigay.

Inkastoo Dilka Nabaddoonada la sheegay inuu Salka ku hayo Aano Qabiil ayeysan weli ka hadlin Maamulada Dilkaas lagu Eedeeyay in ay soo Maleegeen.

 

 

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

 

 

HOOS KA DAAWO KULAN AY SHALAY SUBAX  KA QAYBGALEEN NABADOONA LA LAAYAY.