DHAGEYSO WAREYSI:- Waa kuwee qodobada la isku mari la'yahay shirka Madasha Qaran ee Madaxda Soomaaliya iyo hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada uga socda Muqdisho?

0

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda shirka Madasha Qaran ee Madaxda dowladda Federalka Somalia iyo hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada.

Weli waxaa la isku mari la’ayahay arrinta la xiriira dhismaha Aqalka Sare iyo saamiga gobollada oo qaarna ay saluugsan yihiin kuwo kalena lagu heysto in loo sad buriyay.

Halkaanka dhageyso wareysiga Wasiirka howlaha Guud iyo dib u dhiska ee maamulka Galmudug, Maxamed Maxamuud Guure, oo uu ugu horeyn la weydiiyay qodobada ugu waaweyn ee shirka la isku mari la’ayahay.