DHAGEYSO: Maxaa Kala Haysta Beesha Jareer Weyn Iyo Ciidamada New Booliska Ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya?

0

Shacabka ku nool degaanada xaduuda la ah Soomaaliya iyo degaanada ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya ayaa haatan waxa dhibaato xoogan ka heysataa ciidamo ka howl gala ismaamulka soomaalida itoobiya ee New Booliska loo yaqaan.

Beesha Jareer weyne eewax ka daga degaanada gudaha kilinka shanaad ayaa sheegay in dhibaato xoogan ciidamadaas ka heysato waxaana oo sheegay in dumar badan ka xoogeyn islamarkaa dad farabadan kadileyn ayagoo gubay guryo farabadan oo halkaas ku yaalay.

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso