DHAGEYSO: Ex Xildhibaan Cawad Axmed Cashara "Madaxda Dalka Sharci Daro Ayay Dalka Horrseedeen, Waxayna Mudan Yihiin In Lagu Maxkamadeeyo".

0

Ex Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo kamid ahaa xildhibaanadii KMG ahaa ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isagoo u waramayay warbaahinta gudaha dalka waxa uu sheegay in madaxda dalka ugu sareysa ay dalka u horseedeen sharci daro.

Cawad Axmed Cashara ayaa dhanka kale waxa uu sheegay shirka madasha qaranka uu yahay mid baal marsan sharciga dalka ayna jirin meel uu uga qoran yahay dastuurka dalka.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso