DHAGEYSO: Caaqil Abshir Cali “Beesha Abokar Ciise Ee (Ciise Maxamuud) Ma’ahan Beel Kursigooda Federaalka Ay Puntland Iyo Jubbaland Isku Tuur Tuuraan”.

0

Beesha Abokar Ciise oo kamid ah beelaha ugu turka weyn beesha deegaanada Puntland ayaa waxa ay si aad ah uga soo horjeesteen qorsho ay dowladda Puntland soo bandhigtay kaa oo ah in kursigii xildhibaanimo ee federaalka ee beesha in loo wareejiyay magaalada Kismaayo iyo maamulka Jubbaland.

Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka kale ee beesha Abokar Ciise ee beesha Ciise Maxamuud ayaa waxa ay si adag uga hadleen kursigii xildhibaanka ee ay beeshaa lahayd in isku tuur tuur la galiyay, taasina ay tahay midaan caqliga galeyn kana imaan karto cawaaqib xumo.

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso