WAR DEG DEG AH:- Magacyada Nabadoonada Dhintay Iyo Nabadoonada Ku Dhaawacmay Weerarka Magaalada Cabuudwaaq Iyo Dad Rayid Ah Oo.

0

Waxaa iminka naga soo gaaray wariyaha warbaahinta Allgalgaduud Media ee magaalada Caabudwaaq Magacyada Nabadoonada dhintay iyo Nabadoonada Dhaawaca ah iyo sidoo kale dad kale oo rayid ah oo iyagana Rasaas la huwiyay.

 

 

 

 

 

 

“””””” NABADOONADA GEERIYOODAY “””””

Allaha U Naxariistee

1- Nabadoon, Aadan jaamac Axmed (Aadan Dhooleey)
2- Nabadoon, Maxamed Barre Diini

 

“””””” NABADOONADA DHAAWACA AH”””””

1, Nabadoon, Muuse Geele Bulxan
2, Nabadoon, Mursal Qooryare

 

 

“””””” DADKA RAYIDKA AH EE RASAASTA LA HUWIYAY “””””

1-Xakaar Maxamuud Xaashi Cigaal
4- Shugri Ilix Soofe
5- Sahro Diiriye Cabdi
6, Siciid Faarax Iljeex
7- Siciid Xasan Barre
8- Mahad Aadan Jiir
9- Haweeya Daahir Juun

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media