WAR DEG DEG AH: Koox Hubeysan Oo Iminka Caabudwaaq Dad Goob Fadhiyay Huwiyay Rasaas Xoogan

0

Wararka naga soo gaaraya iminka magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in koox hubeysan ay rasaas huwiyeen dad goob ku suganaa.

Warka ayaa intaas waxa uu ku darayaa in dhimasho iyo dhaawacba ay jiraan.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media