DHAGEYSO:- Maxamuud Sayid Oo Xero lagu Tababaro Ciidanka Jubbaland ka hirgeliyay Degmada Dooloow iyo Itoobiya oo Wada qorshe Cusub.

0

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka warbixiyay Xero Ciidan oo loogu tala galay in lagu Tababaro Ciidamada Jubbaland.

Xerada Ciidan ayaa waxaa laga hirgeliyay Degmada Dooloow ee gobolka Gedo.

Waxa uu sheegay in Dowladda Itoobiya ay Maamulka Jubbaland ka taageereyso dhismaha iyo Tababarada Ciidanka Jubbaland isla markaana qalabeynta Xeradaasi ay gacan weyn ka qaadaneyso.

Waxa uu tilmaamay in ay ku dadaalayaan Tayaynta Ciidanka Maamulka Jubbaland.

Dowladda Itoobiya ayaa ka mid ah Dowladdaha Taageera Maamulka Jubbaland, Waxaana Saraakiisha Ciidanka Jubbaland ay horay u sheegeen in ay wadaan dhismaha iyo qalabeynta Ciidanka Jubbaland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-