TOP DHAGEYSO:- Odayaasha Beesha Habar gidir oo si adag ula hadlay Puntland digniina u diray

0

Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda beesha habargidir oo maanta kulan ku yeeshay magalada muqdisho ee caasimada dalka aya waxaa ay si adag uga hadleen dagaalada ka soo cusboonaday gobolka mudug iyagona ugu digay maamulka puntland daandansiga ay ka wadaan gobolka mudug.

Odayaasha ayaa ugu baaqay waxgaradka puntland in ay arintaasi ay soo faragaliyaan islamrkana hadii ay wax ka qaban wayaan wixii ka yimaada aysan masuul ka aheyn.

HALKAAN KA DHAGEYSO