TOP DHAGEYSO:- Dadka qaadka iibiya iyo kuwa cuna oo ka hadlay Joojinta qaadka

0

Iyadoo Dowladda Soomaaliya ay shalay ku dhawaaqday in la joojiyay Qaadkii Kenya uga imaan jiray Soomaaliya ayaa waxaa ka hadlay Dadka qaadka iibiya iyo kuwa Cuna intaba.

Qaar ka mid ah Dadka Qaadka ku gada Suuqyada Magaalada Muqdisho iyo kuwa Cuna intaba oo la hadlay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa dhaliilay Talaabada ay Dowladdu ku joojisay Qaadka,waxaana ay sheegeen in Dad ka badan Shan Boqol oo Kun ay ku tiirsanaayeen Dhaqaalaha ka soo Xarooda iibinta Khaadka ay gadaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO