FADEEXAD: Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka Oo Raggii Ka Qaybgalay Ay Wada Hurdaan. (Sawir)

0

Soomaaliyeey Saana waa dhacdaa, Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka, ar MAGACAN Hoggaan Qaran maa ciyaarta laga daayo, Raggan ma qaadi karaan magacaase, waa wada bukaan socod wada hurdoonaya, waxayna u baahan yihiin isbitaalada in la geeyo ama sariiro loo keeno si ay ugu seexdaan, dadka iyo dalkana ciyaarta hanalooga daayo.

Ummada Soomaaliyeed ma kuwaan ayaa wax ka sugaysaan ama aad maamul QABYAALADEED ku taageeraysaan inay hurmuud idiinka noqdaan? DADKA IYO DALKA YAAN LOO GAFIN!

 

 

Hoos Ka Daawo Sawirka

xas3