DHAGEYSO SU'AAL ADAG:- Wixii aad Ra’iisul wasaare ku qaban weyday miyaad qaban kartaa markii aad madaxweyne noqoto? Muxuu ku jawaabay Cumar Cabdi rashiid

0

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo shalay isu soo sharxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la weydiiyay su’aal adag.

Wareysi ay la yeelatay VOA-da ayaa lagu weydiiyay su’aal ahayd: Wixii aad Ra’iisal wasaare ku qaban weyday miyaad qaban kartaa markii aad madaxweyne noqoto?

HALKAAN KA DHAGEYSO