TOOS U DHAGEYSO: Xildhibaan Feysal Axmed Cabdulle "Maxamed Xaashi Carabeey Dhibaato Ayuu Ku Hayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Xildhibaanada Galmudug".

0

Xildhibaano kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ayaa waxay si kulul ugu Eedeeyeen Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey inuu is hortaagayo qabsoomida Kalfadhiga Seddexaad Ee Baarlamaanka.

Feysal Axmed Cabdulle oo ka mid ahaa Xildhibaanadii ku shiray Cadaado ayaa si cad usheegay in Madaxweyne kuxigeenka Carabeey uu Xildhibaanada ka codsaday in Magaalada Gaalkacyo u raacaan si kulamada Baarlamaanka u baaqdo.

Xildhibaan Feysal ayaa sidoo kale soo bandhigay in la dhibaateeyey Gudoomiyaha Baarlamanaka Cali Casir Gacan Xildhibaanada qaarna Istaafkii laga reebay tacadina ay jirto.

 

 

Hoos Ka Dhageyso