Shirka G20 oo ka furmaya dalka Shiinaha iyo Masuuliyiin sare oo ka qeyb galeysa

0

Shirka sanad laha ee G20-ga ayaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo magaalada Hanjuu ee dalka Shiinaha.

Shirkaan ayaa lagu wadaa in looga hadlo arimaha dhaqaalaha ee wadamada barwaaqo sooranka ee lagu magacaabo G20, waxaana shirka ka qeyb galayo xogyaha guud ee qaramada Midoobay Mr. Ban K-Moon.

Shirkan oo sanadkiiba mar ay isugu yimaadaan ayaa waxaa inta badan diirada lagu saaraa arimaha dhaqaalaha iyo ladagaalanka argagixisada, waxaana sanadkaan ahmiyad gaar ah la siin doonaa dib u soo kabashada dhaqaalaha ee wadama la isku dhaho G20-ga.

 

G20-640x351