DHAGEYSO WAREYSI:- Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu wado inuu Jowhar ka furmo saacadaha Soo Socdo

0

Waxaa soconaya qaban qaabada Xaflada lagu furayo Wejiga labaad ee Shirka Maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Shirka ayaa waxaa wejigiisa labaad lagu wadaa in uu goor dhaw si rasmi ah kaga furmo Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/Dhexe.

Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/Dhexe ayaa waxaa Gaaray Wafuud dooneysa in ay ka qeyb galaan Furitaanka Shirka Maamul u sameynta.

Sidoo kale waxaa si weyn loo adkeeyay Ammaanka Magaalada Jowhar,iyadoo Ciidamo badan la dhigay Wadooyinka Magaalada.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-