DHAGEYSO WARBIXIN XIISO BADAN:- “Gelin ayaan waxbartaa gelinka kalena dad ayaan waxbaraa”..

0

Duruufta iyo habka nololeed ee aad ku jirto ayaa ah waxa hoggaaminaya qaabka aad u nooshahay,waxaanad sameyn kartaa isbedde mug leh haddii aad u wajahdo ku talagal togan.

Dadka qaar waxaa ay isku maareeyaan labo howl oo dadka qaar aad ula adag tusaale in aad gelin waxbarato kana jibba keento, galinka kalena aad shaqeysato adiga oo maareynaya noloshaada iyo tan qoyskaaga.

Dadka qaar iyaga oo waxbarta ayey haddane yihiin barayaal oo ay waxbaraan dad kale,waxaana ay halkaas ka maareeyaan kharashaadka kaga baxa waxbarashada iyo qoyskooda.

Warbixintan waxaan ku eegeynaa sida Qofka uu wax ku baran karo isaga oo shaqeysanaya.

Hoos ka Dhageyso Warbixinta:-