DHAGEYSO:- Waa Sidee Xaalada Suuqa Xaafada Islii ee Nairobi ka dib rabshadihii ka dhacaayay Maalmihii dambe?..

0

Waxaa Saakay degan Xaalada Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dib markii maalmihii dambe ay kacsaneyd.

Sidoo kale waxaa saakay degan guud ahaan ganacsiga Xaafada Islii iyo dadka Soomaalida ah ee ku nool Xaafadaasi oo dhankooda sheegay iney Xaaladooda degan tahay.

Sidoo kale waxaa Maalmihii dambe jiray banaanbaxyo rabshada wata oo ka dhacaayay Xaafada Islii gaar ahaan Suuqa xaafadaasi ku yaalla oo ay u badan yihiin ganacsato Soomaali ah.

Dadka Soomaalida ah ee ku Ganacsada Suuqa Xaafada Islii ayaa Warbaahinta ugu warbixiyay Xaalada Suuqa uu saakay ku sugan yahay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-