DHAGEYSO:- Taliye Bishaar “ Gudoomiyeyaasha degmooyinka wey ku Fashilmeen Xaqiijinta amniga Degmooyinka, Weyna dayaceen”..

0

Taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi  ayaa sheegay in gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir in aysan ma’suuliyad iska saarin suggitaanka amniga degmooyinka gobolka Banaadir.

Waxa uu sheegay in gudoomiye walba ay muhiim tahay in uu iska xil saaro degmada  uu gudoomiyaha ka yahay uuna sugo amniga degmadaasi.

Waxa uu sheegay in qaar ka mid ah gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir aysan seexan degmooyinka ay madaxda ka yihiin.

Taliyaha qeybta Booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay in gudoomiyeyaasha laga rabo xaqiijinta amniga degmooyinka gobolka Banaadir.

Hoos ka Dhageyso Codka:-