DAAWO SAWIRADA:- Madaxweyne C/weli Gaas oo Magaalada Gaalkacyo Gaaray Xilli Xiisad ay ka taagan tahay

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Madaxweyne Gaas ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo waxaa kusoo dhaweeyay madax ka tirsan maamulka Puntland oo isgu jira labada gole ee maamulka Puntland.

Madaxweynaha ayaa hada la sheegaya in uu magaalada Gaalkacyo kulan kula leeyahay waxgaradka magaalada Gaalkacyo , waxaana ay ka wada hadlaayaan xaalada amni ee magaalada Gaalkacyo ee sidoo kale xiritaanka xuduudaha maamulka Puntland ay la wadaagaan Koonfurta  Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1-1 2 3-1 4-2 5 6-1