DAAWO MUUQAALKA:- Kulan dhex maray Saraakiisha Amisom ee gobolka Gedo iyo Maamulka Magaalada Baardheere

0

Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo Waxaa Kulan ku yeeshay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Amisom iyo Maamulka degmada Baardheere.

Kulanka ayaa waxaa loogu hadlay amaanka degmada Baardheere iyo sidii lagu sii xoojin lahaa amniga Magaaladaasi.

Sidoo kale Kulanka ayaa waxaa loogu hadlay sidii ay isku kaashan lahaayeen amaanka guud ee Magaaladaasi.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-