DAAWO:- Maxaa u qabsoomay Dowladda Federaalka Soomaaliya Isbuucii la soo dhaafay?..

0

Al-Shabaab oo howgal amni lagu soo qabtay Lambar 50,

Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka taageereysa Waxbarashada,

Horjooge Al-Shabaab nabad-qaatay oo Dowladda ay soo dhoweysey,

Labo Al-Shabaab lagu tuhmay oo lagu qabtay degmada Dharkinley,

Madaxweynaha Koofur-Galbeed oo xariga ka jaray Xarunta Madaxtooyada ee degmada Baraawe,

Ciidanka oo gacanta ku dhigay Gaari siday Walxaha Qarxa,

Cutubyo ka tirsan ciidanka oo Tababar loo soo xiray iyo Taliska Ciidanka Asluubta oo la soo gaarsiiyey Qalab Ciidan.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

Weekly weekly1 weekly3 weekly4