DHAGEYSO:- Maxay Galmudug ka yiraahdeen Ninkii ganacsadaha ahaa ee lagu dilay Gaalkacyo ?

0

Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdi Xuseen Maxamed oo la Hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in rasaas ay isweedaarsadeen labo maleeshiyo oo kasoo kala jeeda labada Maamul ay sababtay dhimashada Ganacsadaha iyo dhaawaca labo ruux oo kale.

isagoona sheegay in ay ka xunyihiin dilka loo geystay dadkaasi

Waxa uu sidoo kale uu shaaca ka qaaday in dhibaatadan ay ka danbeysay markii labo maleshiyo oo ka kala soo jeeda labada dhinac Ay kala shakiyeen.

HALKAAN KA DHAGEYSO