DAAWO MUUQAALKA:- Maamulka Galmudug oo war ka soo saaray Go’aankii Puntland ku xertay Xaduuda

0

Maamulka Galmudug Ayaa Maanta kaa Fadhiistay hadalkii ka soo yeeray Maalmahan Maamulka Puntland ee ku Aadan Xiritaanka Xuduudaha iyo in Galmudug ka Danbeeso Qaraxyada Gaalkacyo taasi oo Markii Danbe La Beeniyay,

Ga.aanada kasoo Baxay Waxaa Warbaahinta u aqriyay Wasiirka Daahir Faarax Fiidow Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Galmudug,

https://www.youtube.com/watch?v=-9at7cIlpu4