TOP DHAGEYSO:- Madaxweyne Xasan oo soo Hormariyay Shirkii lagu ballansanaa 7 September iyo Sababta oo la ogaaday

0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud ayaa haatan ku Jira ololihiisa ugu dambeeya si uu mar kale ugu soo noqdo Xilka Madaxweyynaha Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa qorshe cusub udegay Shirka la filayey inuu dhaco 7 September balse haatan wararka la helayo ay sheegayaan in Axad oo ku beegna 4 Sep.loo weeciyey lagana soo hormariyey Xilligii loo ballamay.

Madaxweynaha iyo Hogaamiyeyaasha Maamul Gobolleedyada ayaa la rajeenayaa inay isku raacaan Xajka oo Dalka Sacuudiga iskugu tagaan sidaa awgeedna shirka 7 Sep. laga soo hormariyey.

Isha ayaa lagu wada hayaa waxa kasoo bixi doona shirkaasi la qorsheeyey in 4 September ka furmo Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Xasan Sheekh uu Casuumay Madaxda Maamul Gobolleedyada in Xajka uu isaga lacagta ka bixin doono.

HALKAAN KA DHAGEYSO