DHAGEYSO WARBIXIN:- Ganacsiga Islii oo Maalintii labaad xeran iyo Ganacsatada oo wali cabanaya

0

Suuqa xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee magaalada Nairobi ee Islii ayaa maalintii labaad xiran, ka dib markii ganacsatada Soomaalida ee suuqaasi ay go’aansadeen inay shaqada joojiyaan muddo sadex maalmood ah.

Ganacsatada ayaa waxa ay ka cabanayaan dad warata ah oo albaabada xarumahooda gamacsiga iyo jidadka suuqa ku soo batay.

HALKAAN KA DHAGEYSO