TOP DHAGEYSO:- Wasiiro iyo Xildhibaanno Kanada ka soo jeeda oo Kulan la Qaatay Soomaali

0

Magaalada Toronto ee dalka Kanada, waxa Axaddii ka dhacay kulan ay wasiiro ka tirsan dowladda Kanada iyo xildhibaanno la yeesheen qowmiyado kala gaddisan oo Kanada ku dhaqan, haba ugu badnaadaanee Soomaali.

Waxa kulankaasi looga hadlay dhibaatooyinka dhinaca sharciyada oo ay soogalootiga qaar ay la kulmayaan. Xuseen Nuur Xaaji, oo ah suxufi deggan Toronto, ayaa kulankaasi ka qeyb galay, ayaa ka waramaya

HALKAAN KA DHAGEYSO