TOP DHAGEYSO:- Laamaha Amaanka Soomaaliya oo diyaarinaya Qorsheyaal Halis ah iyo Al-Shabaab oo Shaarkooda lala gashanayo

0

Si kasta oo keeni karta ciribtirka Al Shabaab ayey ku qasban tahay Dawlada Soomaaliya inay sameyso iyo qidad walbo oo looga Adkaan karo Shabaabka.

Waxaa socda qorsheyaal Cusub oo Laamaha Amniga Soomaaliya ay diyaarinayaan kuwaasi oo lagu dhuun qabanayo weerarada Al Shabaab ka geystaan Muqdisho.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Soomaaliya C/kaamil Macalin shukri waxa uu sheegay inay Ka wasaarad ahaan wadaan sidii looga hortegi lahaa weerarada Al Shabaab kusoo qaadaan Muqdisho.

Inkastoo uusan sheegin qorshooyinka ay damacsan yihiin waxaase uu Afhayeen Shukri hoosta ka xariiqay in qaab walbo oo lagula dagalaamayo Ururka Al Shabaab ay sameyn doonaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO