DHAGEYSO:- Wabiga Shabeelle oo ku Fatahay deegaano ka tirsan degmooyinka Jowhar iyo Balcad

0

Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay deegaano ka tirsan degmooyinka Balcad iyo Jowhar.

Fatahaada uu sameeyay Wabiga waxa uu saameyn ku yeeshay qoysaska danyarta ah eek u nool deegaanada uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.

Maamulka gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in ay u gurmanayaan dadkaasi uu sameeyay Wabiga Shabeelle.

Hoos ka Dhageyso Warbixinta:-