DAAWO MUUQAALKA:- Beelaha Hawiye oo si Cad u diiday Siyaasada Madaxweynaha iyo Kooxdiisa ay dalka ku wadaan

0

Qaar ka mid ah beelaha Hawiye oo shir balaaran shalay ku yeesheen Muqdisho ayaa ka soo horjeestay Siyaasada Madaxweynaha Soomaaliya.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in aysan aqbali doonin in la xaqiro xuquuqda Shacabka gobolka Banaadir.

Waxa ay sidoo kale ka soo horjeesteen dhismaha aqalka sare iyo guud ahaan siyaasada doorashada ee Madaxweynaha Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Muuqaalka Kulankooda:-