Diyaaradaha Dagaalka Xulifada Carbeed oo Duqeeyay Iskuullo ku yaalla Wadanka Yamen

0

Sida uu Baahiyay TV-ga Al-MIsrah ee kasoo baxa wadanka Yemen Diyaaradaha Dagaalka Xulifadda Carbeed ayaa Duqeeymo Ladhacay Iskuul ku Yaalla Degmadda Dabaab ee Gobolka Taaciz.

Ku Dhawaad 10 Ruux ayaa ku Geeriyooday Tiro intaas kabadanna waa aay ku Dhaawacmeen Duqeeymaha Xullifadda Carbeed aay Ka Geeysteen Iskuulka Gobolka Taaciz.

Diyaaradaha Xullifadda Carbeed ayaa waxaa aay Horay Uduqeeyeen Iskuullo Cusbitaallo iyo Suuqyo ku yaallawadanka Yemen tan iyo Markii Dagaalku uu Kabilowday Wadanka.