DAAWO:- Marwada Madaxweynaha oo la kulantay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ee Musharaxiinta ah

0

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa Kulan la qaadatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa loogu hadlay sidii Haweenka soomaaliya iyaga oo Wadajir ah ugu qeyb qaadan lahaayeen doorashooyinka la filayo iney Dalka ka dhacaan sanadkaan dhamaadkiisa.

Sidoo kale Kulanka ayaa waxaa loogu hadlay sidii loo mideyn lahaa aragtida Haweenka Soomaaliyeed iyo sida ay u qeybsan lahaayeen qoondada la siiyay ee 30% dowladda Cusub ee soo socota.

Hoos ka Daawo Muuqaalka Kulanka oo dhameystiran:-

https://www.youtube.com/watch?v=48aGwenKdUM