Ciidamada Israa’iil oo dad badan mar kale ku xer xeray Daanta galbeed

0

Ciidamadda Maamulka Yahuudda ayaa Hoowlagallo aay kasameeyeen Gobolka Herbon ee daanta Galbeed waxaa aay Xabsiga utaxaabeen 10 Ruux u dhalatay Falastiin.

Dadkaan aay Xireen Ciidamadda Maamulka Israa’iil ayaa waxaa aay u badanyihiin Dhalinyarro, waxaana lagu eedeeyay in aay ka dambeeyeen Gataal lagu Tuuray Deegaanna aay daganyihiin Dadka u dhashay Yaruudda eek u Nool Daanta GAlbeed.

17kii Bishaan ayeey Ahyd Markii Ciidamadamadda Israa’iil aay Xabsiga Dhigeen Tirro Dad Falastiiniyiinta oo aay ku Jiraan Sharciyaqaanno iyo Saraakiil Ka tirsan Ururka Xamaas.