DHAGEYSO:- Wasiirka Kalluumeysiga oo ka hadlay Sababta hakad gelisay dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

0

Wasiirka Wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Maxamed Cumar Ceymooy ayaa ka hadlay halka uu marayo dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo weli hakad ku jira.

Waxa uu sheegay in ay ku dadaalayaan dadajinta dhismaha Maamulka loo sameynayo Hiiraan iyo Sh/Dhexe isla markaana loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo dhismaha Maamulkaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-