DHAGEYSO WAREYSI:- Bam Gacmeed Goor dhaw lagu tuuray Isgoyska Fagax Ee Muqdisho iyo Khasaaro ka dhashay

0

Qarax Bam ayaa Goor dhaw lagu Tuuray Isgoyska Fagax ee Magaalada Muqdisho,waxaana Qaraxa uu Sababay Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray Dad ku sugnaa Goob Shaaha lagu gado.

Goobjooge ku sugnaa Isgoyska Fagax ayaa Warbaahinta u sheegay in ugu yaraan 9 Qof  oo Shacab  u badan ay ku dhaawacmeen islamarkaana  Tiro kale ay ku dhaawacmeen.

Dadkii Bam Gacmeedka ku dhaawacmay ayaa la sheegay Labo ka mid ah ay ku Geeriyoodeen Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Goobjoogaha:-