DEG DEG : Qarax Labaad oo ka dhacay Gaalkacyo

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Qaraxyo xoogan lagu weeraray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Qaraxyada ayaa waxaa loo adeegsaday Gawaari sida ay sheegeen dadka kunool magaalada Gaalkacyo.

Laba Qarax oo is xigtay ayaa ka dhacay Gaalkacyo sida ay sheegeen dadka kunool Magaalada Gaalkacyo.

Qaraxyada ayaa waxa ay ka dhaceen xarunta dowladda Hoose ee magaalada Gaalkacyo , waxaana dadka kunool Gaalkacyo sheegeen in ay arkaayaan uuro xoogan oo ka kacday xarunta dowladda Hoose Magaalada Gaalkacyo.