DAAWO VIDEO:- Xildhibaan Goodir oo si aan loogu baran ugu hadlay Wada hadalada u socda Maamulada Somaliland iyo Khaatumo

0

Xildhibaan Maxamed Maxamuud (Goodir) oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Arimaha maamulka Khaatumo iyo Wadahadalka dhowaan u furmay maamulka Waqooyi Galbeed (Somaliland).

Xildhibaan Goodir ayaa wuxuu sheegay in dadka deegaankaasi ay yihiin, Shacab usoo Halgamay Soomaaliya, Sidoo kalana ay yihiin Buundada isku xidha Soomaaliya, Wuxuuna sidoo kale xusay dhibaatada ay kala kulmeen Dawlada dhexe ee Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in wadahadalka u furmay labada dhinac, Isagoo xusay in Khaatumo ay Aaminsantahay Soomaaliya, Halka Waqooyi Galbeed (Somaliland) ay aamin sanyihiin Inay ka goosteen Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=wV27G-7lJDQ