DAAWO VIDEO:- Sheekh Caan ah oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlaya iyo Dhalinyarada Guursaneyso oo uu..

0

Sidaan la socono diinta Islaamku waxaa ay ilaalisaa guud ahaan nolosha, maalka,caafimaadka, iyadoo diinta Islaamka ka hortagda dhamaan waxa waxyeeleyn kara dhamaan aadanaha iyo xoolahaba.

Hadaba sidaasi oo kale diinta Islaamka waxay dadka fartaa waxa wanaagsan oo kaliya,marna dadka waxa dhibaya kuma dhiiri geliso, si walibaa oo aad diinta islaamka aad ugu dhax raadiso kama helaysid wax cilad ah.

Inta badan dadka aan Islaamka aheyn waxay aamin san yihiin in diinta Islaamka ay ku xad gudubto nolosha aadanaha, gaar ahaan dadka Hinduuga oo aaminsan in ay Lo’da tahay Alle, (Subxaanah), waxayna aad u dhaliilaan Muslimiinta dalkaasi hindiya iyaga oo kula dagaala cunista hilibka lo’da.

Hoos ka Daawo Muuqaalka Sheekh ka hadlaya:-