DHAGEYSO:- Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo isaga oo ilmeynaya ka hadlay Geerida Marxuum Maxamed Cali Samatar

0

Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa isaga oo ilmeynaya waxa uu ka sheekeeyay Taariikhda Alle ha u Naxariistee General Maxamed Cali Samatar.

Waxa uu sheegay in uu ahaa Halyeey Qaran oo geesi ah isla markaana wax badan usoo qabtay Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.

Waxa uu Madaxda Dowladda ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan sidii Aas Qaran loogu sameyn lahaa Magaalada Muqdisho oo ay ugu qeyb geli lahaayeen dhamaan Madaxda Qaranka.

Hoos ka Dhageyso Codka Xildhibaanka oo Ilmeynaya:-