DHAGEYSO WARBIXIN XIISO BADAN:- Arrin Cusub oo lagu arkay Wadooyinka Waa weyn ee Muqdisho

0

Qeyb ka mid ah wada maka Al-Mukarama waxaa laga bilaabay in dhir lagu beero halka loo yaqaan marsho biyeediga ama dad mareenka,si loo soo celiyo bilicda Maagalada Muqdisho gaar ahaan wadooyinka.

10 Dhalinyaro ah oo sameystay hal magac oo la yiraahdo Ubaxa Caasimadda ayaa si iskooda ah u bilaabay howshaan dhirta loogu beerayo wadayooyinka qaar ee Muqdisho.

Marka laga sootago dhir ku beerida wadooyinka Magalada sidoo kale waxaa barbar socda oo ay dhalinyaradaasi  bilaabeen in ay sameeyaan calaamado dadka iyo gaadiidka kala xadeeya kuwaasi laga sameeyay laamiyada qaar ee isla waddada Maka al-Mukarrama inta u dhexeysa iskooska Sayidka ilaa Taalada SYL.

Hoos ka Dhageyso Warbixinta ee uu diyaariyay Wariye Caan ah:-