DAAWO SAWIRADA:- Musharax Donald Trump oo Taalooyin qaawan laga sameeyay iyo Sawiro Cajiib ah oo la soo Bandhigay

0

Magaalooyinka Mareykanka qaarkood ayaa la sugay taallooyin laga metelay Musharaxa Xisbiga Jamhuuriya ee Xisbiya Jamhuuriga dalka Mareykanka Donald Trump isagoo qaawan, taasoo keentay in dadka caadiga ay sawiro isaga qaadaan taallooyinkaasi oo si shactaro leh ay ugu maadeystaan.

Kooxda ka dambeysa sameynta taallooyinka laga metalay suurada Donald Trump ayaa taageero badan heshay, waxaana arrintan laga dhigtay majaajilo soo jiidatay dad fara badan.

Magaalada New York ayaa laga qaaday Taallooyinkii laga sameeyay Donald Trum oo qaawan iyadoo loo aaneynayo inaan fasax looga heysan dowladda hoose ee magaaladaasi, laakiin waxay suran yihiin magaalooyin badan.

Hoos ka Daawo Sawiro Cajiib ah:-

Donald5 Donald4 DOnald3 DOnald2 Donald-1 Donald1