DAAWO SAWIRADA:- Maxaa u qabsoomay Dowladda Federaalka Soomaaliya Isbuucii la soo dhaafay?..

0

Madaxweynaha oo Qalinka ku duugay Sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka,

Taliska Booliiska oo Hoggaanka Isgaarsiinta Booliska ka hirgeliyey Kismaayo,

Ciidanka Danab oo Howlgal Qorsheysan ka fuliyey deegaanka Sunguuni,

Dowlada oo hirgelineysa Istraatejiyada ka faa’iideysiga Kheyraadka Badda,

Dowladda oo hirgelineysa Xeerka Dhaqanka ee Xalinta Khilaafaadka,

Dood Cilmiyeed ku saabsan Soohdimaha Dowlad Goboleedyada oo lagu qabtay Muqdisho,

Wasiirka Gaashaandhiga oo Ciidamada XDS tababar u soo xiray,

Maleeshiyada Al-Shabaab oo laga saaray deegaanka Luuq Jeelow,

Suuq laga hirgeliey Degmada Warshiik iyo Madaxweynaha oo soo xiray Shirka Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

weekly weekly1-1 weekly4 weekly6 weekly7 weekly8-1 weekly9