DHAGEYSO:- qodobadii ay isku heysteen Madaxweynaha iyo Ra’isal Wasaarayaashii hore oo la badalayo

0

Gudoomiyaha guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maryan Cariif ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in la badalo qodobada Dastuurka ku qoran oo mar walbo khilaafka keena.

Waxa ay sidoo kale sheegtay in ay muhiim tahay in loo baahan yahay in la saxo qodobada oo wax ka badal lagu sameeyo

Hoos ka Dhageyso Codka:-