AKHRISO WAREEGTO:- Dowladda oo sheegtay in aan la burburin karin dhul ku yaalla degmada Hodan

0

Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya ayaa joojisay in la burburiyo dhulka u dhexeeya Tarabuunka iyo Dugsiga sare Banaadir ee degmada Hodan.

Warqad Qoraal ah oo kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa lagu amray in aan la burburin karin Dhulka u dhexeeya Tarabuunka iyo Dugsiga Sare Banaadir .

Qoraalka ka soo baxay  Wasaaradda  arimaha gudaha ayaa lagu sheegay in muran  uu ka taagan yahay lahaanshaha dhulkaasi.

Hoos ka Akhriso Warqada la soo saaray:-

Warqad