AKHRISO:- Magacyada Wadamada Maanta la tartamaya Soomaaliya ee Tartanka Orodada

0

Magaalada Rio De Jinero ee wadanka Brazil waxaa maanta ka soo muuqan doona calanka buluuga ah ee Somalia, waxaana U Ordi doona Maxamed Daa’uud Maxamed.

Xidigaan Ayaa ordi doona oradka 5,000 ee Mitir waxaana uu la ordi doonaa wadamo badan,oradkaan ayaa bilaaban doona 4:05pm xiliga Geeska Afrika.

Soomaali badan ayaa rajo ka qabta in xidigaan uu natiijo fiican ka keeno Brazil, asbuucii lasoo dhaafay Somalia waxaa u oraday Maryan Nuux Muuse taas oo booska ugu hooseeya ka gashay horinti ay la ordeysay.

Wadamada uu la ordi doono Maxamed Daa’uud waxaa ka mid ah:-

Lucas Bruchest (Canada)

Ilias Fifa (Spain)

Mohamed Farah (Britain)

Hagos Gebrhiwet (Ethiopia)

Bernard Lagat (USA)

Bashir Abdi (Belgium)

Joshua Kiprui Cheptegei (Uganda)

Hayle Ibrahimov (Azerbaijan)

Hari Kumar Rimal (Nepal)

Olivier Irabaruta (Burundi)

Hasan Maed (USA)

Kota Murayama (Japan)

Younes Essalhi (Morocco)

Sam McEntee (Australia)

Richard Ringer (Germany)

Kemoy Campbell (Jamaica)

Caleb Mwangangi Ndiku (Kenya)

Albert Kibichii Rop (Bahrain)

Aron Kifle (Eritrea)

Mukhlid Alotaibi (Saudi Arabia)

Charles Mneria (Kenya)

Rosefelo Siosi (Solomon Islands)

Jocob Kiplimo (Uganda)