DEG DEG:- Madaxweynaha Somaliland oo Maanta hortagaya Baarlamaanka iyo Arrimo Xasaasi ah oo wax laga weydiinayo

0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Saaka oo Talaado ah Baarlamaanka Maamulkaasi horgeynaya Go’aano Quseeya Doorashada Somaliland.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa horay u kala qaaday Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland iyo mida Madaxweyne,iyadoo la filayo in Baarlamaanka Somaliland ay ku Raacaan Madaxweynaha Go’aankiisa ama ay diidaan.

Somaliland ayaa u diyaar garoobeysa Doorasho Madaxweyne Bisha March Ee Sanadka 2017.