DAAWO: Wariyaal shaqada loogu joojiyay hal Arrin markii lagu qabtay

0

Warbaahinta Dawlada ayaa soo saartay Amar lagu shaqo joojiyey wariyeyaal dhowr ah oo loo arkay inaysan wadan Karin shaqada Warbaahintaasi.

Madaxa Idaacada iyo Telefishinka Waddanka Masar Ee Codka Dawlada ku hadasha ayaa soo saartay amarkaan iyadoo kudhawaad 10 Haween ah shaqada bil laga fariisiyey.

Arinta loo qoonsaday Haweenkaasi Saxafiyiinta ah waxay tahay inay yihiin kuwo buuran (Cayilan) sidaa awgeedna bil loo qabtay inay miisaankooda iska soo dhimaan (Isa soo caateeyaan+Is neelo iska soo dhigaan).

Hoos ka Daawo Sawirada Wariyaasha:-

1 2 3 4 5