DAAWO VIDEO:- Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo koormeeray Xeryaha Ciidanka Booliiska Jubbaland, Canaana u jeediyay Saraakiisha Booliiska Jubbaland

0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo booqasho ku jooga Magaalada Kismaayo ayaa booqday Xeryaha Ciidamada Booliiska ee Magaalada Kismaayo.

Taliyaha ayaa markii uu booqday xeryahaasi waxa uu la kulmay Saraakiisha Ciidanka Booliiska ee Maamulka Jubbaland ee ku sugan Magaalada Kismaayo.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-