DAAWO SAWIRADA:- Guddiga Xuduudaha iyo federaalka oo maanta qabtay Dood ku aadan soohdimaha

0

Dood cilmiyeedkan oo ku saabsan soohdimaha dowlad goboleedyada iyo federaaleynta dalka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaa soo qaban qaabiyey gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka.

Waxaa ka qeyb galay doodan xubno matalaya ururada bulshada rayidka ah, culuma’udiin, masuuliyiin ka tirsan wasaarada arimaha gudaha iyo xubnaha gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka.

Xubnaha gudiga madaxa banaan ee xuduudaha ayaa u jeedka dood cilmiyeedkan ku sheegay in la helo talo bixin ku aadan wadada loo marayo in la kala cadeeyo soohdimaha ay kala leeyihiin dowlad goboleedyada dalka, iyo sidii bulshada loo fahamsiin lahaa arintaasi.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1-5-1 2-5 3-5-1 4-5 5-5 6-3 7-1-1 8-2